Rag loo heysto kufsiga & dilka Caa’isha Ilyaas oo loo gudbiyey Maxkamada Garowe

Maamulka Puntland ayaa magaalada Garowe  gaarsiiyay shan Nin oo loo heysto kiiskii kufsiga iyo dilka ahaa ee loo geystay  Caa’isha Ilyaas Aadan oo aheyd gabar 12 jir ah oo ku nooleyd magaalada Gaalkacyo. Sarkaal katirsan laamaha amniga ayaa Puntland ayaa sheegay  in raggaani ay ku jiraan kuwo isku dayay inay baxsadaan oo ugu dambeyn lagu … Continue reading Rag loo heysto kufsiga & dilka Caa’isha Ilyaas oo loo gudbiyey Maxkamada Garowe